Sharciga Kunoqoshadiisa 26:16 ~ Второзаконие 26:16

picture

M aanta Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku amrayaa inaad qaynuunnadan iyo amarradan yeeshaan, haddaba sidaas daraaddeed waa inaad xajisaan oo aad qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan ka yeeshaan.


Сегодня Господь, твой Бог, повелевает тебе следовать этим установлениям и законам, прилежно соблюдать их всем сердцем и всей душой.

Continue reading Report error