Sharciga Kunoqoshadiisa 26:15 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 26:15

picture

R abbiyow, hoygaaga quduuska ah oo samada ah hoos ka soo fiiri oo barakee dadkaaga reer binu Israa'iil, iyo dhulkii aad na siisay oo aad ugu dhaaratay awowayaashayo oo ah dal caano iyo malab la barwaaqaysan. Xajiya Amarrada Rabbiga


انْظُرْ مِنْ مَسكَنِكَ المُقَدَّسِ، مِنَ السَّماءِ، وَبارِكْ شَعبَكَ إسْرائِيلَ، وَالأرْضَ الَّتِي تَفيضُ لَبَناً وَعَسَلاً الَّتِي أعطَيتَها لَنا كَما أقسَمتَ لآبائِنا.› طاعَةُ وَصايا الله

Continue reading Report error