O o Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa waxaad ka tidhaahdaa, Anigu gurigaygii waan ka soo bixiyey waxyaalihii quduuska ahaa, oo sidaad iigu amartay oo dhan ayaan u siiyey kan reer Laawi, iyo qariibka, iyo agoonta, iyo carmalka. Amarradaadii midna kuma xadgudbin, mana aanan illoobin iyagii.
فَتَقُولُ فِي حَضْرَةِ إلَهِكَ: ‹أخرَجْتُ مِنْ بَيتِي الجُزْءَ المُقَدَّسَ مِنَ الحَصادِ، وَأعطَيتُهُ لِلّاوِيِّينَ وَالغُرَباءِ وَاليَتامَى وَالأرامِلِ كَما أوصَيتَنِي أنْ أفعَلَ، لَمْ أعْصِ وَلَمْ أنسَ واحِدَةً مِنْ وَصاياكَ.
Continue reading Report error