Sharciga Kunoqoshadiisa 24:1 ~ 申 命 記 24:1

picture

H addii nin naag qaato oo uu guursado, oo dabadeed uusan raalli ka ahayn, sababtuna ay tahay ceeb uu iyada ka dhex helay, markaas isagu ha u qoro warqaddii furniinka oo iyada gacanta ha u geliyo, gurigiisana ha ka eryo.


人 若 娶 妻 以 後 , 見 他 有 甚 麼 不 合 理 的 事 , 不 喜 悅 他 , 就 可 以 寫 休 書 交 在 他 手 中 , 打 發 他 離 開 夫 家 。

Continue reading Report error