Sharciga Kunoqoshadiisa 23:20 ~ Deuteronomy 23:20

picture

K ii shisheeye ah korsaar wax baad ku deymi kartaan, laakiinse walaalkiin waa inaydaan korsaar wax ku deymin, in Rabbiga Ilaahiinna ahu uu idinku barakeeyo wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba intaad joogtaan dalka aad u gelaysaan inaad hantidaan.


You may lend on interest to a foreigner, but to your brother you shall not lend on interest, that the Lord your God may bless you in all that you undertake in the land to which you go to possess it.

Continue reading Report error