Sharciga Kunoqoshadiisa 23:14 ~ Второзаконие 23:14

picture

W aayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu xeradiinnuu dhex socdaa inuu idin samatabbixiyo oo uu cadaawayaashiinnana gacantiinna soo geliyo, oo sidaas daraaddeed xeradiinnu waa inay quduus ahaataa si uusan dhexdiinna ugu arag wax nijaas ah oo uusan idiinka sii jeesan. Qaynuunno Kala Duwan


ибо Господь Бог твой ходит среди стана твоего, чтобы избавлять тебя и предавать врагов твоих, а стан твой должен быть свят, чтобы Он не увидел у тебя чего срамного и не отступил от тебя.

Continue reading Report error