Sharciga Kunoqoshadiisa 22:9 ~ Phục Truyền Luật Lệ 22:9

picture

B eertaada canabka ah waa inaadan ku wada beeran iniino laba cayn oo kala duwan ah, waaba intaasoo ay midhaha oo dhammu quduus kaa noqdaan, kuwaasoo ah iniinihii aad beeratay iyo midhihii beerta canabka ah kaaga baxayba.


Chớ trồng vườn nho mình hai thứ con giâm, e hết thảy hoặc con giâm ngươi đã trồng, hay là hoa lợi của vườn nho, đều thuộc về nơi thánh.

Continue reading Report error