Sharciga Kunoqoshadiisa 22:6 ~ Второзаконие 22:6

picture

J idka hortaadaa haddaad ka heshid shimbir buulkeed oo geed ama dhulka ku yaal, oo ay buulka ku jiraan dhal ama ugxan iyo hooyadood oo ku fadhida dhashii ama ugxantii waa inaadan hooyada la qaadan dhasha.


Ако се окаже, че птиче гнездо е на пътя ти, на някое дърво или на земята и в него има пилета или яйца, и майката лежи върху пилетата или върху яйцата, да не вземеш майката заедно с малките.

Continue reading Report error