Sharciga Kunoqoshadiisa 21:8 ~ 申 命 記 21:8

picture

H addaba Rabbiyow, cafi dadkaaga reer binu Israa'iil oo aad soo furatay, oo hana u oggolaan in dhiig aan xaq qabinu uu saarnaado dadkaaga reer binu Israa'iil. Oo markaas iyaga waa loo kafaaro gudi doonaa dhiiggaas.


耶 和 华 阿 , 求 你 赦 免 你 所 救 赎 的 以 色 列 民 , 不 要 使 流 无 辜 血 的 罪 归 在 你 的 百 姓 以 色 列 中 间 。 这 样 , 流 血 的 罪 必 得 赦 免 。

Continue reading Report error