Sharciga Kunoqoshadiisa 21:14 ~ Deuteronomio 21:14

picture

O o markaas hadduusan iyada u bogin, waa inuu iska sii daayaa, meeshay doonayso ha tagtee, laakiinse iyada waa inuusan marnaba lacag ku iibin, oo waa inuusan iyada sidii addoon ula macaamiloon, maxaa yeelay, ceeb buu ku hoosaysiiyey. Xaquuqdii Curadka


Y si después no te agrada, la dejarás en libertad; no la venderás por dinero, ni la tratarás como esclava, por cuanto la humillaste. Derecho de primogenitura

Continue reading Report error