Sharciga Kunoqoshadiisa 20:1 ~ Второзаконие 20:1

picture

M arkaad dagaal ugu baxdaan cadaawayaashiinna, oo aad aragtaan fardo iyo gaadhifardood iyo dad idinka sii badan, waa inaydaan ka cabsan, waayo, waxaa idinla jira Rabbiga Ilaahiinna ah oo idinka soo bixiyey dalkii Masar.


Когато излезеш на бой против неприятелите си и видиш коне, колесници и войска повече от тебе, да не се уплашиш от тях, защото с теб е Господ, твоят Бог, Който те е извел от Египетската земя.

Continue reading Report error