Sharciga Kunoqoshadiisa 2:36 ~ Второзаконие 2:36

picture

O o magaalo inagu adag laguma arag tan iyo Carooceer oo ku taal dooxada Arnoon qarkeeda, iyo tan iyo magaalada dooxada ku dhex taal iyo tan iyo Gilecaad, maxaa yeelay, Rabbiga Ilaaheenna ah ayaa kulligood gacanta inoo geliyey.


От Ароера на берегу потока Арнона и от города, что в долине, до самого Галаада не было города, который оказался бы неприступен для нас. Господь, наш Бог, отдал нам все.

Continue reading Report error