Sharciga Kunoqoshadiisa 2:24 ~ Второзаконие 2:24

picture

H addaba kaca oo guura, oo waxaad ka gudubtaan dooxada Arnoon. Bal eeg, waxaan gacantaada soo geliyey boqorka Xeshboon oo Siixon ah oo reer Amor iyo dalkiisaba. Haddaba waxaad bilowdaa inaad dalka hantidid oo aad isaga la dagaallantaa.


Станете, тръгнете и преминете потока Арнон; ето, предавам в ръката ти асорееца Сион, цар на Есевон, и земята му; започни да я завладяваш и се бий с него.

Continue reading Report error