Sharciga Kunoqoshadiisa 2:14 ~ Второзаконие 2:14

picture

O o wakhtigii u dhexeeyey waagii aan Qaadeesh Barneeca ka soo kacnay iyo markii aan durdurka Sered ka soo gudubnay wuxuu ahaa siddeed iyo soddon sannadood, ilamaa qarnigii dagaalyahannada ahaa oo dhan laga wada baabbi'iyey xerada dhexdeedii, sidii Rabbigu iyaga ugu dhaartay.


Тридцать восемь лет прошло с тех пор, как мы покинули Кадеш-Барнеа до того времени, как мы пересекли долину Заред. К тому времени в лагере уже не осталось никого из прежнего поколения воинов, как и клялся им Господь.

Continue reading Report error