Sharciga Kunoqoshadiisa 2:1 ~ Deuteronomy 2:1

picture

M arkaasaynu noqonnay, oo waxaynu u guurnay cidladii ku tiil jidka Badda Cas loo maro, sidii Rabbigu igu amray, oo in maalmo badan ah baynu ku wareegaynay Buur Seciir.


Then we turned, and took our journey into the wilderness by the way to the Red Sea, as Yahweh spoke to me; and we encircled Mount Seir many days.

Continue reading Report error