Sharciga Kunoqoshadiisa 16:3 ~ Второзаконие 16:3

picture

O o allabariga waa inaydaan kibis khamiir leh ku cunin, toddoba maalmoodse waa inaad ku cuntaan kibis aan khamiir lahayn oo ah kibistii dhibka, waayo, dalkii Masar degdeg baad kaga soo baxdeen. Waa inaad cimrigiinna oo dhan xusuusnaataan maalintii aad dalkii Masar ka soo baxdeen.


Да не ядеш с нея нищо квасно; седем дни да ядеш с нея безквасни хлябове, хляб на печал (защото набързо си излязъл от Египетската земя); за да помниш през всички дни на живота си деня на излизането си от Египетската земя.

Continue reading Report error