Sharciga Kunoqoshadiisa 16:15 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 16:15

picture

O o intii toddoba maalmood ah waa inaad iid Rabbiga Ilaahiinna ah ugu qabataan meesha Rabbigu dooranayo, maxaa yeelay, Rabbigu wuxuu idinku barakayn doonaa waxa idiin kordha oo dhan iyo shuqulka gacmihiinna oo dhan, oo dhammaantiin waxaad ahaan doontaan farax miidhan.


سَبعَةَ أيّامٍ تُعَيِّدٌونَ لإلَهِكُمْ فِي المَكانِ الَّذِي يَختارُهُ اللهُ. لِأنَّ إلَهَكُمْ سَيُبارِكُ كُلَّ مَحاصِيلِكُمْ وَأعمالِكُمْ، فَتَفرَحُونَ فَرَحاً عَظيماً.

Continue reading Report error