Sharciga Kunoqoshadiisa 16:11 ~ Второзаконие 16:11

picture

M idkiin kasta iyo wiilkiisa, iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa, iyo addoontiisa, iyo kii reer Laawi oo irdihiisa ku jira, iyo qariibka, iyo agoonta iyo carmalka idin dhex joogaaba waa inay ku wada farxaan Rabbiga Ilaahooda ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahooda ahu uu u dooranayo inuu magiciisa dhigo.


И веселись перед Господом, твоим Богом, на месте, которое Он выберет для Своего Имени, – ты, твои сыновья и дочери, слуги и служанки, левиты в твоих городах и чужеземцы, сироты и вдовы, живущие среди вас.

Continue reading Report error