D igtoonow, oo yaan fikir xun qalbigaaga gelin adoo isku leh, Sannaddii toddobaad ee saamaxaaddu waa soo dhow dahay. Walaalkaaga miskiinka ah si aan naxariis lahayn ha u eegin inaadan waxba siin. Haddii kalese Rabbiguu kaaga caban doonaa, oo taasuna dembi bay kugu noqon doontaa.
Внимавай да не влезе в сърцето ти подла мисъл и да си кажеш: Наближава седмата година, годината на опрощаването; и да погледнеш с лошо око на бедния си брат и да не му дадеш, и той да извика към Господа против теб, и това да ти бъде зачетено за грях.
Continue reading Report error