Sharciga Kunoqoshadiisa 15:7 ~ Deuteronomy 15:7

picture

H adduu kula joogo nin miskiin ah oo walaalahaa midkood ah ee ku jira irdahaaga middood ee dalka Rabbiga Ilaahaaga ahu ku siinayo, waa inaadan qalbiga ka qallafin, gacantana ka xidhin walaalkaaga miskiinka ah.


If there is among you a poor man, one of your kinsmen in any of the towns of your land which the Lord your God gives you, you shall not harden your hearts or close your hands to your poor brother;

Continue reading Report error