M axaa yeelay, Rabbiga Ilaahiinna ahu waa idiin barakayn doonaa siduu idiin ballanqaaday, oo wax baad deymin doontaan quruumo badan, laakiinse waxba kama amaahan doontaan, oo quruumo badan baad u talin doontaan, laakiinse iyagu idiinma ay talin doonaan.
Защото Господ твоят Бог ще те благославя според както ти се обеща; и ще заемеш на много народи, но няма да вземаш на заем; и ще владееш над много народи, но те няма да владеят над тебе.
Continue reading Report error