Sharciga Kunoqoshadiisa 15:4 ~ Deuteronomy 15:4

picture

S i kastaba ha ahaatee mid miskiin ah waa inaan dhexdiinna laga helin, (maxaa yeelay, hubaal Rabbigu waa idinku barakayn doonaa dalka Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhaxalka idiin siinayo inaad hantidaan,)


However, there will be no poor among you, since the Lord will surely bless you in the land which the Lord your God is giving you as an inheritance to possess,

Continue reading Report error