Sharciga Kunoqoshadiisa 15:19 ~ Второзаконие 15:19

picture

K ulli curadyada labka ah oo ka dhasho lo'daada iyo adhigaagaba waa inaad quduus uga dhigtid Rabbiga Ilaahaaga ah, oo waa inaadan ku shaqaysan curadka lo'daada, oo aadan dhogortana ka xiirin curadka idahaaga.


Всичките мъжки първородни, които се раждат от говедата ти и овците ти, да посвещаваш на Господа твоя Бог; да не употребиш в работа първородното на говедото си, нито да стрижеш първородните на овците си.

Continue reading Report error