Sharciga Kunoqoshadiisa 15:17 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 15:17

picture

k olkaas waa inaad mudac qaaddaa oo aad dhegtiisa albaabka kula daloolisaa, oo isna weligiis addoon buu kuu ahaan doonaa. Oo weliba addoontaadana sidaas oo kale ku samee.


فَخُذْ مِثْقاباً وَاثقُبْ شَحمَةَ أُذُنِهِ إذْ يُلصِقُها عَلَى البابِ. وَهَكَذا يُصبِحُ عَبداً لَكَ إلَى الأبَدِ. وَكَذَلِكَ تَعمَلُ مَعَ جارِيَتِكَ.

Continue reading Report error