Sharciga Kunoqoshadiisa 15:14 ~ Deuteronomy 15:14

picture

W aa inaad si deeqsinimo ah isaga uga xoolagooysaa idahaaga iyo hadhuudhka goobtaada lagu tumo iyo waxa macsarada canabkaaga ku jira, oo sidii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu kuu barakeeyey waa inaad isaga wax u siisid.


You shall furnish him liberally out of your flock, your threshing floor, and your winepress; of what the Lord your God has blessed you, you shall give to him.

Continue reading Report error