H ubaal waa inaad isaga wax siisaa, oo markaad wax siisona qalbigaagu yuusan xumaan, maxaa yeelay, taas daraaddeed ayaa Rabbiga Ilaahaaga ahu kugu barakayn doonaa shuqulkaaga oo dhan iyo wax alla wixii aad gacanta ku qabatoba.
Конче даси йому, і нехай не жаліє твоє серце, коли ти даватимеш йому, бо за ту річ поблагословить тебе Господь, Бог твій у кожнім чині твоїм, і в усьому, до чого доторкнеться рука твоя.
Continue reading Report error