Sharciga Kunoqoshadiisa 13:6 ~ Deuteronomy 13:6

picture

O o haddii walaalkaa oo ah wiilkii hooyadaa, ama wiilkaaga, ama gabadhaada, ama naagtaada laabta kaaga jiifta, ama saaxiibkaaga sida naftaada kula mid ahu uu si qarsoodi ah kugu sasabo oo uu ku yidhaahdo, Ina keen aynu u adeegno ilaahyo kale kuwaasoo aadan aqoon, adiga iyo awowayaashaa toona,


If your brother, the son of your mother, or your son, or your daughter, or the wife of your bosom, or your friend, who is as your own soul, entices you secretly, saying, “Let us go and serve other gods,” which you have not known, you, nor your fathers;

Continue reading Report error