Sharciga Kunoqoshadiisa 13:15 ~ Deuteronomy 13:15

picture

m arkaas dadka magaaladaas deggan hubaal waa inaad seef ku laysaan, oo dhammaanteed waa inaad wada baabbi'isaan, oo kulli waxa magaaladaas ku jira iyo xoolaheedaba seef ku laaya.


You shall surely smite the inhabitants of that city with the edge of the sword, destroying it utterly and all who are in it and its beasts with the edge of the sword.

Continue reading Report error