O o waxyaalahaas waa inaad halkaas ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa, oo wax alla wixii aad gacanta ku qabataan oo uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyey waa inaad ku faraxdaan idinka iyo reerihiinnuba.
Там, в присутствии Господа, вашего Бога, вы и ваши семьи будете есть и радоваться всему, что сотворят ваши руки, потому что Господь, ваш Бог, благословил вас.
Continue reading Report error