Sharciga Kunoqoshadiisa 12:30 ~ Второзаконие 12:30

picture

d igtoonaada, yaan dabin laydinku qabsan si aad iyaga u raacdaan, markii iyaga hortiinna laga baabbi'iyo ka dib, oo ha haybsanina ilaahyadooda oo ha odhanina, War quruumahanu sidee bay ugu adeegaan ilaahyadooda? Annana sidaas oo kalaannu yeelaynaaye.


когда все они будут истреблены перед тобой, берегись попасть в западню, не спрашивай об их богах и не говори: «Как эти народы служат своим богам? Я буду делать точно так же».

Continue reading Report error