M arkii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu soohdintiinna u ballaadhiyo siduu idiin ballanqaaday, oo aad tidhaahdaan, Waxaannu doonaynaa inaan hilib cuno, sababtoo ah nafsaddiinna oo doonaysa inay hilib cunto, markaas way idiin bannaan tahay inaad hilib cuntaan in alla inta nafsaddiinnu doonayso.
După ce Domnul, Dumnezeul vostru, vă va mări teritoriul, aşa cum v-a promis şi veţi dori să mâncaţi carne, veţi putea să mâncaţi carne după cum doriţi.
Continue reading Report error