Sharciga Kunoqoshadiisa 12:2 ~ Повторення Закону 12:2

picture

O o idinku hubaal waa inaad wada baabbi'isaan meelaha ay quruumaha aad hantiyi doontaan ilaahyadooda ugu adeegi jireen oo dhan, meelahaas oo ah kuwa buuraha dhaadheer ku kor yaal, iyo kuwa kuraha ku yaal, iyo kuwa geed kastoo dheer oo doog ah ku hoos yaal.


Конче винищите всі ті місця, що служили там люди, яких ви виганяєте, своїм богам на високих горах і на пагірках, та під кожним зеленим деревом.

Continue reading Report error