l aakiinse iyaga waa inaad ku cuntaan Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa taasoo ah meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu dooranayo. Midkiin kasta iyo wiilkiisa iyo gabadhiisa, iyo addoonkiisa iyo addoontiisa, iyo ka reer Laawi oo irdihiisa ku jira, meeshaas ha ku cuneen, oo idinkoo Rabbiga hor jooga waa inaad ku faraxdaan wax alla wixii aad gacanta ku qabataanba.
Все это ты должен есть в присутствии Господа, твоего Бога, на том месте, которое выберет Господь, твой Бог, − ты, твои сыновья и дочери, слуги и служанки, и левиты из твоих городов − и радоваться перед Господом, твоим Богом, всему, что сделали твои руки.
Continue reading Report error