d e markaas meesha Rabbiga Ilaahiinna ahu uu u dooranayo in magiciisu ku jiro waa inaad wada keentaan wixii aan idinku amrayo oo dhan, kuwaas oo ah qurbaannadiinna la gubo, iyo allabaryadiinna, iyo meeltobnaadyadiinna, iyo qurbaanka aad gacanta sare ugu qaaddaan, iyo wax walba oo wanaagsan oo aad Rabbiga u nidartaan.
Тогда к месту, которое Господь, ваш Бог, выберет для Своего Имени, вы должны приносить все, что я повелеваю вам: всесожжения и жертвы, десятины и особые дары, все лучшее из имущества, что вы посвятили Господу по обету.
Continue reading Report error