Sharciga Kunoqoshadiisa 11:29 ~ Deuteronomy 11:29

picture

O o markii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan, barakada waa inaad kaga dhawaaqdaan Buur Gerisiim, habaarkana waa inaad kaga dhawaaqdaan Buur Ceebaal.


And when the Lord your God has brought you into the land which you go to possess, you shall set the blessing on Mount Gerizim and the curse on Mount Ebal.

Continue reading Report error