M axaa yeelay, haddaad aad u xajisaan kulli amarkan aan idinku amrayo oo dhan inaad yeeshaan, kaasoo ah inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad jidadkiisa oo dhan ku socotaan, oo aad isaga ku hadhaan,
For if ye diligently keep all this commandment which I command you to do it, to love Jehovah your God, to walk in all his ways, and to cleave unto him,
Continue reading Report error