Sharciga Kunoqoshadiisa 11:19 ~ Deuteronomy 11:19

picture

O o waa inaad iyaga carruurtiinna bartaan, idinkoo ku sheekaysta markaad gurigiinna dhex fadhidaan, iyo markaad jidka martaan, iyo markaad jiiftaan, iyo markaad sara joogtaanba.


Teach them to your children. Talk about them when you sit in your house and when you walk on the road and when you lie down and when you get up.

Continue reading Report error