Sharciga Kunoqoshadiisa 10:4 ~ 申 命 記 10:4

picture

O o isna wuxuu looxyadii ku qoray qorniinkii kuwii hore ku yiil oo kale, kaasoo ahaa tobankii qaynuun oo Rabbigu maalintii shirka idinkagala hadlay dabka dhexdiisa isagoo buurta jooga, markaasaa Rabbigu iyagii i siiyey.


耶 和 华 将 那 大 会 之 日 、 在 山 上 从 火 中 所 传 与 你 们 的 十 条 诫 , 照 先 前 所 写 的 , 写 在 这 版 上 , 将 版 交 给 我 了 。

Continue reading Report error