Sharciga Kunoqoshadiisa 10:3 ~ Deuteronomy 10:3

picture

S idaas daraaddeed waxaan sanduuq ka sameeyey qori qudhac, oo waxaan soo qoray laba loox oo dhagax ah oo u eg kuwii hore, markaasaan buurta fuulay anigoo labadii loox gacmaha ku sida.


and I make an ark of shittim wood, and grave two tables of stone like the first, and go up to the mount, and the two tables in my hand.

Continue reading Report error