H adda reer binu Israa'iilow, bal maxaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka doonayaa, inaad Rabbiga Ilaahiinna ah ka cabsataan, oo aad jidadkiisa oo dhan ku socotaan, oo aad isaga jeclaataan, oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah ugu adeegtaan qalbigiinna oo dhan iyo naftiinna oo dhan,
“And now, Israel, what does the Lord your God ask of you? He wants you to fear the Lord your God, to walk in all His ways and love Him. He wants you to serve the Lord your God with all your heart and all your soul.
Continue reading Report error