Sharciga Kunoqoshadiisa 1:42 ~ Deuteronomy 1:42

picture

M arkaasaa Rabbigu igu yidhi, Waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Kor ha u kicina, hana dagaallamina, waayo, anigu idinkuma dhex jiro, haddii kalese waxaa laydinku layn doonaa cadaawayaashiinna hortooda.


And the Lord said to me, Say to them, Do not go up or fight, for I am not among you—lest you be dangerously hurt by your enemies.

Continue reading Report error