M arkaasaad jawaabteen oo waxaad igu tidhaahdeen, Rabbiga waannu ku dembaabnay, haddaba waannu tegaynaa oo waxaannu u dagaallamaynaa sidii Rabbiga Ilaahayaga ahu nagu amray. Oo midkiin waluba wuxuu dhexda ku xidhay hubkiisii dagaalka, oo waxaad mooddeen inay fudud dahay inaad buurta u kacdaan.
那 时 , 你 们 回 答 我 说 : 我 们 得 罪 了 耶 和 华 , 情 愿 照 耶 和 华 ─ 我 们 神 一 切 所 吩 咐 的 上 去 争 战 。 於 是 你 们 各 人 带 着 兵 器 , 争 先 上 山 地 去 了 。
Continue reading Report error