B al xaggee baynu u sii kacnaa? Waayo, walaalaheen ayaa qalbigeennii aad u cabsiiyey, oo waxay yidhaahdeen, Dadku waa inaga badan yahay, wayna inaga dhaadheer yihiin, oo magaalooyinkuna way waaweyn yihiin oo deyr samada ku tolan ayaa ku wareegsan, oo weliba waxaan kaloo halkaas ku soo aragnay reer Canaaq.
Where can we go up? Our brethren have made our hearts melt, saying, “The people are bigger and taller than we; the cities are large and fortified to heaven. And besides, we saw the sons of the Anakim there.”’
Continue reading Report error