Sharciga Kunoqoshadiisa 1:19 ~ Повторення Закону 1:19

picture

M arkaasaynu ka soo guurnay Xoreeb oo waxaynu dhex marnay cidladaas weyn oo aad looga cabsado ee aad soo aragteen ee ku taal jidka loo maro dalka buuraha leh oo reer Amor, siduu inagu amray Rabbiga Ilaaheenna ahu, oo waxaynu nimid Qaadeesh Barneeca.


І ми рушили з Хориву, та й перейшли цю велику й страшну пустиню, що бачили ви, дорогою до гори амореянина, як наказав нам Господь, Бог наш, і ми прийшли аж до Кадеш-Барнеа.

Continue reading Report error