Sharciga Kunoqoshadiisa 1:17 ~ 申 命 記 1:17

picture

O o xagga garsooridda dadka ha u kala eexanina. Kii yar iyo kii weynba waa inaad isku si u maqashaan, oo ninna wejigiisa ha ka cabsanina, waayo, garsooridda Ilaah baa iska leh, oo dacwaddii idinku adagna ii keena, oo anna taas waan maqli doonaa.


審 判 的 時 候 , 不 可 看 人 的 外 貌 ; 聽 訟 不 可 分 貴 賤 , 不 可 懼 怕 人 , 因 為 審 判 是 屬 乎 神 的 。 若 有 難 斷 的 案 件 , 可 以 呈 到 我 這 裡 , 我 就 判 斷 。

Continue reading Report error