Sharciga Kunoqoshadiisa 1:16 ~ Повторення Закону 1:16

picture

O o waagaas ayaan xaakinnadiinna amray, oo waxaan ku idhi, Maqla dacwadaha walaalihiin dhex yaal, oo caddaalad ugu kala garsoora nin iyo walaalkiis iyo shisheeyaha isaga la jira.


І наказав я того часу вашим суддям, говорячи: Вислуховуйте суперечки між вашими братами, і розсуджуйте справедливо між чоловіком та між братом його, та між приходьком його.

Continue reading Report error