Galatiya 2:6 ~ Gálatas 2:6

picture

L aakiinse kuwii loo maleeyey inay sharaf leeyihiin (wax kastoo ay ahaayeen, waxba igama gelin; waayo, Ilaah dadka wejigiisa uma kala eexdo) waxaan leeyahay, Kuwii sharafta lahaa waxba iguma ay darin.


Y de aquéllos que tenían reputación de ser algo (lo que eran, nada me importa; Dios no hace acepción de personas ); pues bien, los que tenían reputación, nada me enseñaron (contribuyeron).

Continue reading Report error