M a waxaan haatan is-oggolaysiinayaa dadka mise Ilaah? Mise waxaan doondoonayaa inaan dadka ka farxiyo? Haddaan weli dadka ka sii farxinayo, ma aanan ahaadeen addoonkii Masiixa. Bawlos Wuxuu Injiilka Ka Helay Masiixa, Laakiin Dadka Kama Helin
¶ For do I now persuade men or God? or do I seek to please men? for if I yet pleased men, I should not be the slave of Christ.
Continue reading Report error