2 Korintos 8:22 ~ 歌 林 多 後 書 8:22

picture

W axaannu iyaga la dirnay walaalkeen kan aannu marar badan caddaynay inuu waxyaalo badan ku dadaalo, haddeerna weliba wuu ka sii dadaal badan yahay hubaasha weyn ee uu xaggiinna ku qabo aawadeed.


我 們 又 打 發 一 位 兄 弟 同 去 ; 這 人 的 熱 心 , 我 們 在 許 多 事 上 屢 次 試 驗 過 。 現 在 他 因 為 深 信 你 們 , 就 更 加 熱 心 了 。

Continue reading Report error