H addana waan ku farxayaa, mana aha inaad si kale u calool xumaateen, laakiin inaad u calool xumaateen toobadkeenidda, waayo, waad u calool xumaateen sida Ilaah doonayay, inaanad waxba xaggayaga ku khasaarin.
Now I rejoice, not that you were made sorry, but that your sorrow led to repentance. For you were made sorry in a godly manner, that you might suffer loss from us in nothing.
Continue reading Report error